Caro ka dhalatay dil Booliiska Mareykanka u geesteen Wiil Soomaali ah (Sawirro)

Ciidamada booliiska magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa arbacadii toogasho ku dilay Wiil Soomaali ah, kadib markii ciidamada istaajiyeen kadibna rasaas ku fureen gaari uu watay wiilkaasi. Qaar kamid ah Soomaalida iyo dadka kale ee kunool magaalada Minneapolis, ayaa si weyn uga carooday dilka ciidamada Booliiska u geesteen Doolaal Beyle Ciid, oo ahaa 28 jir … Continue reading Caro ka dhalatay dil Booliiska Mareykanka u geesteen Wiil Soomaali ah (Sawirro)